“Madaxweyne Saraakiishii Beeshaas Wey Taahday Adiguna Milatari-Baad aheyd”Xil- Dheeg

0
254

Xildhibaan Dheeg Oo Ka Warbixiyay Jabhada Caare Waxa ay Ku Sameysan Tahay Xildhibaan Dheeg Ayaa Sheegay Isaga iyo Xildhibaano Guurtida ka Tirsan in ay utageen Madaxweyne biix markii xilka la wareegay.

waxaanu hadalkiisa ku bilaabay “Madaxeyne Biixi Markii Uu 3-bilood Haystay Ayaanu Utagnay Waxaanu Ku Nidhi Madaxweyne Dawld Ku Sheegtii Kaa Horeysay Qadxaantaa iyo xaska Ay Ka Tagtay ku deg deg ku odhan meynee

waxaa sidaad u ururineyso iyo sida aad uga dabaalan doonto ee dalka halkiisii aad ugu soo celineyso  waa Lagaa sugayaa. Mida kale waxaanu  ku nidhi Taah baa Jira

Beeshaa Marka denbe gacan libaax ku shirtay iyadoon shirkaba hadal haynin ayaanu ku nidhi saraakiishii beeshaas wey Taahday adiguna milatari-baad ahaan jirtay.”” Xildhibaan Dheeg

Halkan Ka Daawo

Laasgeelnews.com

Hargeysa/office

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here