“Dhuunta Somaliland, waa Dekedda Berbera, Dekedduna Hadii Aanay Diffaac Helin Jirayso, Ciidanka Ilaaladdu-na Waa Laf-dhabarta Amniga Badda” Maareeyaha Dekeda Siciid Xasan

0
73

…Dhuunta Somaliland, waa Dekedda Berbera, Dekedduna Hadii aanay diffaac helin jirayso, Ciidanka Ilaaladdu-na waa Laf-dhabarta Amniga Badda.. Waxan Mahad-dheerada uga soo jeedinayaa Halkan Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo dhiiri-geliyey cid kastaa oo Xil haysaa”.Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

Laasgeelnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here