“suuragal Noqon Meyso in Ay Doorasho Ka Qabsoonto Xiliga Lafilayo ” Axmed Yuusuf Yaasiin

0
126

Madaxweyne Ku Xigeenkii hore Ee somaliland ayaa ka hadlay in doorashada la filayo in ay ka qabsoonto hore haanta sanadkan soo socda doorashadda golaha deegaanka iyo baarlamaanka. in aaney suuro gal aheyn waa sida uu hadalka u dhigay mudane axmed yuusuf yaasiin,

madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland ayaa ugu baaqay madaxweynaha in uu maxkamada sare u gudbiyo si loogu galo xeerkii hore ee lagu soo doortay baarlamaanka .waxaanu mudane yaasiin sheegay in ay caqabadi hortaalo doorashada mudada yar la filayo in ay ka qabsoonto wadanka waxaanu ku sababbeeyay in ay carqalda saami qeybsiga hortaalo walina aan la xaline

Halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here