” Horta Waxaan Cadeynayaa Dp World Heshiis Bey Lagashay Rajo Wanaagsana Waxay Galisay S/land Ninka Isle Siyar Bey Ku Tageysaa Waxaan leeyahay Candhuuftaada dib Uliq”Mareeye Siciid Xasan

0
191

Hargeysa (LGN)- Maareeyaha guud ee dekadaha somaliland   Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa waxaa uu ka hadlay warar maal mihii u danbeeyay la isla dhexmarayay oo ku saab sanaa in sun lagu aasay dekeda Berbera.

Mareeye guud siciid ayaa hadalkiisan ku daray in cidkasta oo warar khaldan ka faafisa dekeda iyo qaranka somalilandba sharciga la hor keeni doono.

maareeyaha guud ee dekadaha somaliland ayaa sheegan in nin caaqil ah uu warkaa beenta ah sheegay waxaana uu hadalkiisa ku daray in caaqilku inta aanu hadalka iska odhan isga xidhiidh uu la soo sameeyo.

Halkan Ka Daawo

Laasgeelnews

Hargeysa/office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here