Madaxweyniihii Kilinka Shanaad Ee Is Casilay Oo Looduuliyay Adis Ababa

0
69

Madaxweynihii Iscasilay Ee Kilinka Shanaad Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa laga dajiyay Caasimada Itoobiya

xukuumada fadaraalka itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in diyaarad kaga   qaaday xarunta ismaamulka somalida itoobiya ee jig Jiga.

sida wararku sheegayaan ayaa xukuumada fadaraalka itoobiya ayaa u balan qaaday in cabdi maxamuud  cumar lana xidhi doonin wax maxkamad ah na loo diyaarin doonin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here