Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaaladda Magaalada Jig Jiga Leedhkii Iyo Biyihii Oo Caawa Laga Jaray

0
687

Wararka isa soo taray ee xaalada magaalada jig jiga ayaa lagu soo waramayaa in shaqaaqadii saaka ku bilaamtay ay sababtay dhimasho iyo dhaawac badan ka dib saaka sideedii markii ciidanka fadaraalka ay la wareegeen xarunta baarlamaanka jigjiga radioga iyo taleefishinka ,dadka meedkoodu yaalo badhtama magaalafa ayaa la sheegayaa in ay ahaayeen dad ka soo jeeda qowmiyadaha kale  itoobiya oo aaney aheyn soomalida degan magaalada, wararka ayaa intaa ku daraya in caawa magaaladu ay ka go,antahay korantadii ama leeydhkii iyo biyihii,

Halkan ka Dhageyso warka oo dhameystiran

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Magaalada Jigjiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here