Hogaamiyeyaasha Itoobiya Iyo Eritrea Oo Billad Ku Helay Dadaakii Nabadda

0
162

Dubia (LGN) Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa la siiyay abaalmarinta ugu sarraysa ee uu bixiyo dalka Imaaraadka Carabta. Labada masuul ayaa hadda ku sugan Isutagga Imaaraadka Carabta, ka dib tallaabooyinkii layaabka lahaa ee ay dhanka dib u heshiisiinta u qaadeen bishan horraanteedii.

Kaaliyeyaasha labada masuul ayaa Twitter-ka ku soo qoray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kaalin mug leh ka qaatay isu keenidda labada dal ka dib labaatan sano oo ay is dagaashanaayeen, sida uu sheegayo Martin Plaut oo gobolka ka faallooda.

 

Laasgeelnews.com

Hargeysa/office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here