” Hadaan Dadka Dhulka Sool Sanaag iyo Cayn Nahay Inama Anfacayso Maamulo Dhul Aaney Laheyn Isku Dila” Cali Khaliif Galeydh

0
297

Shir ay ku yeesheen Magaalada Laascaanood Baarlamaanka Khaatumo ayaa waxaa ka Soo Qeyb galay sagaal iyo toban ka tirsan baarlamaanka khaatumo waa sida ay hadalka u dhigeen ugu horey waxaa shirka furay hogaamiyaha khaatumo cali khaliif galeydh. cali khaliif ayaa hadalkiisa ku bilaabay.

“rajjo badan oo maanta inaga gashay in dhulkan nabad lagu wada noolaado laakiin colaadii hore mid ka culus ayaa kaabiga inagu soo haysa hadaanu khaatumo nahay oo inag fogeyn iyo hadaan dadka reer sool sanaag iyo cayn nahay dagaalkaa nalagama talagalin war iyo wacaala uma hayno dhulkana dadkaas ayaa le maamulaa isku dilaya dee maamulo dhulkan isku dila talyaanigii iyo ingiriiskii ayaa inoogu danbeeyay wakhtigan qarnigan 21aad ayunu joogno in ay Ku Dagaalamayaan labdaa maamul inama anfacdo dhul ayna laheyn labadaa maamul Abtirsiimadan cusub ee lala roorayo bahashu mashalay ayey dhalatay Bahashan ma awrkaa lagu kac sanayaa mise danno maguurta ayaa jira””

Laasgeelnews.com

Hargeysa/office

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here