Aqoonyahan Maxamed Caqli Ciise Oo Shaaciyay In Uu Utaaganyahay Musharax Golaha Deegaanka Berbera

0
149

Aqoonyahan Maxamed Caqli Ciise, ayaa shaaciyay inuu  u tartamayo golaha degaanka magaalada Berbera,    Aqoonyahan Musharax Maxamed Caqli

Ayaa ku sifoobay waxqabadka dadka iyo deegaanka aqoonyahan  Maxamed ayaa ah muwaadain aqoon balaadhan ule shaqooyinka dawladaha hoose

Aqoonyahanka oo maanta shaaciyay musharaxnimadiisa golaha deegaanka magaalada berbera.

Musharax  Maxamed Caqli Ciise ayaa ah Haldoorka Naadirka ah ee aan macaashaka u soo doonan  golaha deegaanka . Hadii uu alle ku guuleeyo Doorashada golaha deegaanka ee kaabiga inugu soo haysa una tartami doona maayirnimada magaala xeebeedka berbera.

 

Laasgeelnews.com

Hargeysa/office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here