Wakhtiga La Bilaabayo Wadada Ithiopia Iyo Berbera Wasiirka Gadiidka Oo Hada Soo Bandhigay

0
118

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka C/laahi Abokor cismaan ayaa ka hadlay wax yaabihii u qabsoomay intii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland. wasiirka hadaladiisana waxaa ka mid ahaa “waxaanu ka nasiib badneeyn dawladii hore ee siilaanyo waxaana ka mid ah waxyaalihii aanu uga nasiibka badneyn dawladan muuse waxa ay tahay waa mid le Reod Map la raaci karo sababtoo ah waxaa jiray dawladan waxa ay leedahay qorshaha qaranka ee 2017 ilaa 2022.Waxaajira  Qorshahaa.

Halkan Ka Daawo-

 

Laasgeelnews.com

Hargeysa/office

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here