Ray’sal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Maxamed C. Carte Oo Dawlada Somaliya Ku Ee In Ay Ka Baxdey Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya

0
35

Ray’isal wasaarihii hore ee somaliya maxamed cumar carte qaalib  oo imikana ka mid ah xildhibaanada golaha baarlamaanka somaliya   ayaa dawlada somaliya ku ee deeyay in ay bur burisay wadahadaladii u dhexeeyay somaliya iyo somaliland. mudane carte ayaa sheegay dawladii hore ee la soo dhisay 2012, ay wada hadal la bilawday somaliland wadahadaladii ay la soo galay sanadkii 2014  sila sanadkaa shirkaa stanbuul lagu kala saxeexday uu qeexayo in la sii wado wax kasta oo abuuri kara khilaaf laga dheeraado lana siyaasadeen. barnaamijyada hore marineed ee arrimaha bini aadanimada. xildhibaanka oo ku qoray bartiisa xidhiidhka bulshada ayaa waxaa soo akhriyay wariye bile mire

Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here