Daawo Nuxurka Khudbadihii Siyaasiyiinta Ay Ka Soo Jeediyeen Shirka Buurta Ganac Libaax

0
267

Shirka tolwanaaje 2 ee buurta gacan libaax  uga socda beesh garxajis ayaa galay maalintii sii sexdexaad shirkan oo ay beesha garxajis ku arrinsaneysa ayaa maalintii shalay waxaa khudbado kala duwan ka soo jeediyay qaar ka tirsan siyaasiyiinta ka soo jeeda beeshaas oo uu ugu horreeyay gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee WADANI mud-c/rixmaan ciro waxaa kale oo halkaa ka hadlay mujaahid Axmed mire prof-Buubaa iyo prof-ismaaciil sheekh

Halkan aka Daawo

Laasgeelnews

Hargeysa/office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here