SIYAASI CABDIRAXMAAN CADAMI OO KA HADLAY ISBEDELADA SIYAASADEED EE KA SOCDA WADAMADA GEESKA AFRIKA IYO SAMAYNTA AY SOOMALIDA KU YEELANKARAN-Daawo

0
172

Hargaysa(LGN)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka mid ah Siyaasinta aqoonyahanka ah ee reer Somaliland ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay isbedelada dhinaca siyaasadeed ee ka socda wadamada geeska afrika gaar ahaan dalka Itoobiya iyo saamaynta ay Soomaalida ku yeelan karto.

Laasgeelnews

Hargeysa/office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here