Itoobiya In Ay Soomaaliya Oo Dhan La Wareegto Cida Ka Danbeysa Halkan Ka Daawo Iyo Ujeedada ka Danbeysa Muuqaal Sir ah

0
511

Hargeysa (LGN)-Shiriqoolka ay yuhuudu iyo sucuudigu ku wadaan dalweynihii soomaaliya la isku odhan jiray ayaad moodaa in ay soo ifbaxayso maalmahan ,

Wadanka sucuudiga iyo yuhuuda ayaa si badheedh ah waxa ay u sheegeen in dadka ku nool geeska afrika la hoos geeyo wadanka itoobiya.

Shirkan oo ah mid Qarsoodiya laguna qabtay wadanka israa’iil ayaa loogu magac daray Council Foreign Relation

Shirkaa Oo laga soo saaray Todobo Qodob.

Halkan Ka Bogo

Laasgeelnews.com

Hargeysa/office

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here