Tacsi Tiiranyo Leh Inaa Lilaahi Wa’Inaa Ileyhi Raajicuun

0
544

Inaa Lilaahi Wa’Inaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa Tacsi Taaraanyo Diraya Asxaabta Kala Ah Maareeyaha Dekadda Berbera Siciid Xasan C/laahi gudoomiyaha Degmada Laas-geel Mustafe ibraahin cismaan ,Maxamed cismaan cawshaar. Aadan Cabdi Askar .Maxamed Mooge .xildhibaan Saleebaan Kheayre .C/laahi jaamac .Xabo batuun , C/rashiid C/laahi . Bader yuusuf sheikh cismaan ,C/qaadir ismaaciil Baaruud iyo Dhamaan Bahda Laas-geelnews

Waxay tacsi udirayaan reer Maxamed xuseen Naaleye ilmagood abees geerida ku timid muxuyadiin good abees oo caawa ku geeriyooday magaalada hargeysa waxa ay Alle uga baryayaan in Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo helkii iyo ubadkii uu marxuunku ka baxay isagana Alle Waxa ay uga Baryayaan In Janadtu fardowsa ku waaro AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here