Hambalyo Meher Wacan

0
201

Waxaa halkan kan meher farxadle uga diraya dadka kala ah

Gudoomiye- mustafe ibraahin cismaan (mustafe Jabiye ) xog haye mustafe suudi

c/qaadir ismaaciil baaruud (Askar)

xaamud cali xasan  keyse buraale maxamed daahir buux maxamed xasan maxamuud

axmed sheikh  c/qani dankali iyo Dhamaan Bahda Shabakada Laasgeelnews waxaya hambalyo farxadle u dirayaan meherka

               Keyse Xuuxaale

  Iyo

Hodan Guuleed

Oo meherkoodu ka dhacay cariga mareykanka

Waxeyna leeyihiin  BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Laasgeelnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here