Hambalyo Meher Wacan

6
567

Hooyo Weris Cismaan Awcaqli Iyo Dhamaan Ilma Xuxuule Dal Iyo Dibad Meelkastooy Joogaan Waxay Hambalyo u Dirayaan

Kayse Axmed Xuxuule

                         Iyo

               Hodan Guleid Maxmad

Oo Meherkoodu Kadhacay Seatle Washington United States America Waxaanu Ugu Ducaynaynaa Ducadii Rasuulka

BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa halkan kan meher farxadle uga diraya dadka kala ah

Gudoomiye- mustafe ibraahin cismaan (mustafe Jabiye ) xog haye mustafe suudi

c/qaadir ismaaciil baaruud (Askar)

xaamud cali xasan  keyse buraale maxamed daahir buux maxamed xasan maxamuud

axmed sheikh  c/qani dankali iyo Dhamaan Bahda Shabakada Laasgeelnews waxaya hambalyo farxadle u dirayaan meherka

   Keyse Axmed Xuuxaale

                               Iyo

                  Hodan Guuleed Maxamed

Oo meherkoodu ka dhacay cariga mareykanka

Waxeyna leeyihiin  BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Laasgeelnews.com

 

6 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here