Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Ayaa Xilkii Ka Qaadey Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi iyo Qodobada Loo Cuskuday.

0
20

Kulan ay maanta iskugu yimadeen guddida fulintaee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay xilkii iyo xubin nimadii ay kaga qaadeen xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadey .

Kulankan ay guddida fulintu yeesheen waxaa ka soo qeyb galay 36 xubnood , waxaana u codeeyey xil ka qaadistiisa 34 xubnood . 1 xubin waa ay ka aamustey , gudoomiyihuna muu codeyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here